Kamaran kimikada 2 shey oo ku cadeynayo wajiga

 



Asc asxabteyda sharafta leh sodhawada manta waxan idinkaga faideynaya 2 shey oo hadi ad marwalbe isticmasho wajiga dhalo kunoqonayo cadynayo kasarayo madmadowga, waxan kubilawi iskarabka, waxad soqada wel kushub hal qado oo kafey ah, kudar hal qado oo lindhanata biyehida, kudar hal qado oo salida qumbaha, iskuqas sifican kadib marso oo kuxoq wajiga ila 2 seken kadib kudhaq biyo iskarabka marso isbuci hal mar, kadib soqado wel kushub hal qado oo warango, kudar hal qado oo shumburo, kudar hal qado oo cano bora, kudar 3 xabo oo biyaha ubaxa iskuqas sifican kadib marso kuhay 10 daqiqo kadib kudhaq biyo marso malin kasto wad kaheli donta insha Allah 🌹

Comments

Popular posts from this blog

Sida lo cadeyo lugaha iyo gacmaha

Sida locadeyo ilkaha

Iskudhaq intad arooska galin